Nagma - Museke African song lyrics

Tagged:  •    •    •    •  
  • Nagma
    Enable Javascript and
    Adobe Flash player in your browser to browse the full media gallery

    View all from King Khalid
    Hanaan wanaag
    King Khalid
    Somali
    4:22
    3
    http://www.youtube.com/watch?v=ytbVT3wrOcc
    Khalid Sharif Ahmed

Naf jacayl hayaa ma hadhgashoo
hurdo waynacdaa ma hiigsatee.

Naxli baa heedhee naanaabiye
Nasrigeenaa doon haba nuurtee

Nidar baan galoo adaan nagmaay
Naftaydiiyey adaa nagmaay
ku naawiliyoon Kugu nastee
nolosheydiiyeey kugu nastee
nuur caashaqeey neecaw da daay
Nasri khayr qabaay nacabkeena diid.

Naf jacaly hayoo nug laatay dartaa..
Nasan waydayoo ku naadinibaa...

Niyada iyo qalbiga noolaha dhamaan
adigaa u Nimcee naxariista sii nuurkeygiiyey

Nidar baan galoo adaan nagmaay
Naftaydiiyey adaa nagmaay
ku naawiliyoon kugu nastee
nolosheydiiyeey kugu nastee
nuur caashaqeey neecaw dadaay
Nasri khayr qabaay nacabkeena diid.

Naf jacaly hayaa i hawlaysoo
nolosheediibaa halis gashoo...

Niyadeedii baad hee haabisee
ha nimcaysatoo naqu haw da oo
haba naaxdee

Nidar baan galoo adaan nagmaay
Naftaydiiyey adaan nagmaay
ku naawiliyoon kugu nastee
nolosheydiiyeey kugu nastee
nuur caashaqeey neecaw dadaay
Nabsi khayr qabaay nacabkeena diid.

:

Listen to the Nagma song/audio by King Khalid

Watch the Nagma video by King Khalid

 

Produced by

Post new comment

The content of this field is kept private and will not be shown publicly.
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • Youtube and Google video links are automatically converted into embedded videos.

More information about formatting options

1810.86